Dumar talo ma laga dayey?

by Xirsi Guuleed, Maxamed (Abdibashir)
ISBN: 9789198442182
Availability:
$13.00

Available Offers


Pickup at {0} Out of stock at {0} Check other stores
FREE
Ship to Me
$3.99

Overview

Dumar talo ma laga dayey, waa sheeko maldahan oo lagu macnaynayo taariikhda siyaasadeed ee Soomaalida iyo meesha ay ka soo bilaabantay musiibadan cardaadiqaha ka dhigtay ummadda Soomaaliyeed, dal ahaan, dad ahaan iyo dhaqan ahaanba. Waxay sawiraysaa jidka la soo maray iyo xagga lagu socdo. Waxay mala-awaalaysaa xal wanaagsan iyo wax lagu gaadhi karo. Waa daabiciddii 3aad. Waxaa markii 1aad la daabacay 2002. Waa buuggii 2aad ee qoraa Maxamed Xirsi Guuleed (Cabdibashiir) uu soo saaray. Buugaagta kale ee qoraaga waxaa ka mid ah:


1. Da yarta Soomaaliyeed ee Sweden: Dhibaatooyin iyo Xalkooda: 2000

2. Ragga toodii aragnaye, dumar talo ma laga deyey: 2002

3. Shirrabid Halabuur: 2004

4. Caqiidada Islaamka, Suáalo iyo jawaabo: 2006

5. Goobjooge: 2006

6. Isdaahirinta Muslinka, su'aalo iyo jawaabo:2007

7. Saxiixul-amthaal: صحيح الامثال من احاديث سيد الانام 2010

8. Hableheenna: 2011

9. Aan ooyee albaabka ii xidha: 2012

10. Cilmi-boodhari caashaqiisii: 2014

11. Qalin ma koobaan: 2015 (La qoray Cabdalla Xaaji

12. Awliyooy lagaa dood: 2016

13. Dhaxal Abwaan, suugaanta abwaan Dheeg: 2018 (la qoray Aadan-cadde)

14. Hoombaro, suugaanta abwaan Qorane: 2020

15. Turjumaadda Jus Camma: 2021

16. Turjumaadda Jus Tabaarig: 2022

  • Format: Trade Paperback
  • Author: Xirsi Guuleed, Maxamed (Abdibashir)
  • ISBN: 9789198442182
  • Condition: New
  • Dimensions: 8.27 x 0.37
  • Number Of Pages: 148
  • Publication Year: 2022
Language: Somali